Barashada af Soomaaliga (Heerka 1aad)

Categories: Af Soomaali
Wishlist Share

About Course

Maaddada af Soomaaliga waxaan ugu talogalnay barashada af Soomaaliga ee aas’aasiga ah. Waxayna gudbinaysaa duruus guud oo la xariirta xirfaddaha kala duwan ee salka u ah af Soomaaliga sida akhriska iyo qoraalka.

What Will You Learn?

  • Maaddada af Soomaaliga waxaad ku baran doontaa aas'aaska akhriska iyo qoraalka.
  • Habdhigaalka saxda ah ee af Soomaaliga.
  • Iyo macluumaad kale oo la xariira af Soomaaliga.

Course Content

Cutubaka 1aad: Alifba’da Af Soomaaliga

  • Hordhaca maaddada
    00:00
  • Shibbanaayaasha Waaweyn
    00:00
  • Leyliga 1aad ee Cutubka 1aad
  • Shibbanaayasha Yaryar
    00:00
  • Leyliga 2aad ee Cutubka 1aad
  • Shaqallada Waaweyn
    00:00
  • Leyliga 3aad ee Cutubka 1aad
  • Shaqallada Yaryar
    00:00
  • Leyliga 4aad ee Cutubka 1aad
  • Shaqallada Dhaadheer
    00:00
  • Leyliga 5aad ee Cutubka 1aad
  • Falcelinta Cutubaka 1aad ee Alifba’da Af Soomaaliga
    00:00

Cutubka 2aad: Dhismaha Ereyada 1aad

Cutubka 3aad: Dhismaha Ereyada 2aad

Cutubka 4aad: Tirooyinka

Cutubka 5aad: Dhismaha Weeraha

Cutubka 6aad: Sheeko Gaaban

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet
Scroll to Top